• Home
  • Quraan
  • Books For sale
  • General Books
  • Somali images
  • Somali Video
  • Family Counseling
  • Links
  • Contact US

Somaliresource.com

Home

Main Menu

  • Home
  • Quraan
  • Book For Sale
  • General Books
  • Somali Images
  • Somali Video
  • Links
  • Contact US
  • Family Counseling
  • Suugaan

Search Product

Login Form



  • Forgot your password?
  • Forgot your username?
  • Create an account

NewsLetter







Who's Online

We have 12 guests online

Prayer Times

BODY & SOUL PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Saturday, 28 January 2012 05:04
Natural Healing for Body & Soul


Xarunta Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed
ASCWW.

Waxa todobaadka soo baxay buug muddo badan aan ka shaqaynayeyoo ku saabsan
"DIB ANABAWI" oo aan ugu magac daray NATURAL HEALING FOR BODY & SOUL".
Qifkii Ubaahan Wuxuu nagala Soo Xiriiri Karaa Ciwaanka Hoose.
Wa Jasaakum Allaahu Khayran

Mohmed Hussein Hadi,
Somali Resource & Heritage
  
1719 Bank St. Suite 301,
Ottawa, ON. K1V 7Z4,
TEL: (613) 733-1463
E-mail: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Last Updated on Friday, 20 April 2012 20:53
 

The Somali Resource and Heritage Center



Xarunta Hiddaha & Dhaqanka Soomaaliyeed

Waa hooyga keliya ee aad ka heli kartid haddii aad danayneyso ama aad jeceshay inaad wax ka ogaatid Taariikhda, Suugaanta iyo Dhaqanka Ummadda Soomaaliyeed. Ma jeceshahay inaad Taariikhdaada baratid? Ma danaynaysaa wixii buugaag Afkaaga hooyo lagu qoray, hadday yihiin suugaan, taariikh ama dhaqan?


Maansadan "Waxaa Tiriyey abwaan CABDULLAAHI SULDAAN TIMA CADDE" Naxriis Janno Allaha Siiyee. Gabaygan wuxuu ka tiriyey mar ay amxaaradu ku hanjabtay in ay gobollada xoroobey weerari doonto, waxa uu yidhi:-"

Gumeysigu hashuu naga dhacay een gurayey raadkeeda
Guyaal iyo guyaal badan hashii gama'a noo diiday
Goobtay istaagtaba hashaan joognay garabkeeda
Guuraa habeennimo hashaan gebi walba u jiidhay
Waxaan soo gucleeyaba hashaan rag isku soo gaadhnay
Gaashaan dhiggeedii hashaan galowgu ku eedaamay
Hashii geeddankeedii rag badan goodku ku casheeyey
Hashaan labada gaalee is-barkani gaydh u diriraysay
Gacmaa lagu muquunshee xornimo nooma ay garanne
Garre iyo guntane maalintay gees isugu boodday
Allaa noo gargaaree markuu shicibku guulaystay....


Mohamed Hussein Hadi
Somali Resource and Heritage Center
1719 Bank St. Suite 301
Ottawa, Ontario. Canada. K1V 7Z4
Tel: 1+(613) 733-1463 Fax: 1+(613) 733-3956
E-mail: This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it



 
Joomla SEO by AceSEF

Shopping Cart



Your Cart is currently empty.

Islamic Hijri

Books for Sale







Copyright ©2011 - somaliresource.com Designed By - Duruus.com